Rag Shabaabnimo lagu eedeeyay iyo Qaraxyo la qabtay oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirro)

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa hawlgallo ay sameyeen saacadihii lasoo dhaafay ayey kusoo heleen keyd bambaanoyin iyo miino oo ay kooxda  Al-Shabaab ku duugteen Xaafada Shaqaallaha gaar ahaan agaa suuqa sariiraha. Warbaahinta maamulka Jubbaland ayaa baahisay in ciidamada Nabad sugida maamulkaasi ay fashiliyeen bambooyinka iyo miinooyinka lagu qariyay xaafada kutaala magaalada Kismaayo … Continue reading Rag Shabaabnimo lagu eedeeyay iyo Qaraxyo la qabtay oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirro)